Multilingual Access Project - Somalia
Woman

Howsha Noo Gaarka ah

Mashruuca isticmaalka luqada badan wuxuu ugodoomay in uu socodsiiyo howsha Web site iyo siduu u ilaalin lahaa in aad kaligiin xornimo uga adeeganlaheydeen. Waa ka taxadireynaa tirada isticmaalka goobtan (site) ee nagu caawiya howsha aan qabano.

Marna warkaaga masheegeyno ama kuma muujineyno (tilmaameyno) laakiin in uu sharciga naga codsado mooyaane, ama war adiga kugu saabsan qof seddexaad uma gudbineyno (sheegeyno). Haddii su’aal ku saabsan nidaamkeena (howsha) aad qabtid ama aadan ku qanacsanayn in aan waxbo qabanin ama aan nidaamka ku xadgudubnay, fadlan annaga nala soo xiriir. Waxaadna nala soo xiriiri kartaa info@map-seattle.org

Digtoonida Nabada

Haddii aad isticmaaleysid Kumbiyuutar (Computer) waa la baari karaa (daawankaraa). Taasi suurto gal ma noqonkarto in aad qarisid fariintaada ama wabsaadkii (websites) aad fiirisay. Taasi haddii aad ka baqeysid (cabsi) in kubiyuutarkaasi (computer) lafiirinaayo ha isticmaalin, fadlan ee isticmaal kumbiyuutar (computer) ammaan ah, ama wackhadka degdega ah ee agagaarkaada ah, mise Khadka Qaranka ee Rabshadaha Arimaha Gudaha ee Qoyska (1-800-799-SAFE).