Qof ku wax yeelaynaya miyuu jiraa?
Ninkaaga, qofka kula degan ama dadka qoyska ka tirsan masameeyaan:
- Riixid, Feerid, Ceejin,(merjin) ama Garaacid?
- Caytin,(aflagaado), ama Sharafridid laguugu soo celceliyo?
- Malagaa qariyey ama lagaa baabi’iyey warqadahaada muhiimka ah?
- Malagugu qasbay Galmo ama waa lagu kufsaday?
- Malagaa celiyey dakhliga qoyska in aad isticmaashid?
- Geeri go’an miyaad ka noqotay saaxiibadaada iyo reerkiina?
- Hanjabid ah in lagaa fogeeynaayo caruurtaada?
- Hanjabid ah in wax lagu yeelayo ama wadanka lagaa dhoofinayo ama caruurtaada ladhoofinayo?
Waxaad xaq u leedahay in aad si nabad gelyo ah aad uga noolaatid gurigaaga iyo dadka kugu dhowba.
Rabshooyinka Arimaha Qoyska badanaa waxay gaaraan dhibaato haddaadan caawinaad helin.
Haddii aad tahay qof lagu xadgudbay waxaad awoodaa in aad tallaabo qaadid. Waxaa jiraa dad badan oo ku caawinayo.
Digtoonida Nabada Haddii aad isticmaaleysid Kumbiyuutar (computer) waa la baari karaa (daawasho). Taasi suurtogal manoqonkarto in aad qarisid ama wabsaad kii aad fiirisay (websites). Taasi haddii aad ka bakheysid in kombuyuutarkaasi (computer) lafiirinayo ha isticmaalin, fadlan isticmaal kombuyuutar (computer) ammaan ah, ama wac khadka deg-dega ah ee agagaarkaada ah(kuu dhow), mise Khadka Qaranka Rabshadaha Arimaha Gudaha ee Qoyska (1-800-799-SAFE).
|