Multilingual Access Project - Somalia
Woman

Annaga naggu Saabsan

Isticmaalka Mashruuca Dhaqanada badan (Isticmaalka Mashruuca Dhaqanada badan) (Multicultural) (MAP) waxay doonayaan sidii loo yareyn lahaa dulqaadka tirada badan ee arimaha rabshadaha qoyska, Seattle iyo Nawaaxigeedii waxay leeyihiin Bulshooyin badan iyo Soogalooti (Qaxooti) oo Jinsiyado kala duwan ah, sidii loo kordhin lahaa ama loogu jawaabi laha. Bulshada cadaanka ee Haweenka iyo Qoyska xooga u garaaaco.(mainstream).

Mashruuca isticmaalka dhaqanka (MAP) waxay fulinayaan siday uga guuleysan lahaayeen ayagoo soo dhexmaray aqoon dhaqan baaris kuhaboon banana bax waxbarasho wada shaqeyn ah iyo udoodid Siyaalo Weyn oo dhan (in greater Seattle).

Mashruucani waxaa bilaabay dhinaqcna ku hayo xafiiiska ka hortaga Rabshadaha Arimaha Qoyska iyo Galmada ee Degmada Seatle’s Qeybta Adeega dadka (Ibni’aadanka). Lacag taasoo ay bixisayeen Xafiiska Lidka ku ah (horjeedo) Rabshadaha Haweenka iyo Qeybta Wadanka Isutaga Cadaalada (US Department of Justice) (Barnaamijka deeqda wax lagu qabtay Nambarkeeda 98-WE-VX-0028) (Arrest Program Grant No.98-WE-VX-0028).

Mashruuca waxaa Isuduwe ka ahaa: Cheyla McCornack Axtell

Haddii aad su’aallo ama faalo uga baahan tahay website: Cinwaankeena info@map-seattle.org

Wakaaladaha (Ururada) Kaqeyb Qaatay